Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa'iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah waxaana lagu gorfeeyaa mawaadic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Sheekh Suldaan Maxamed Aala Muxammad oo ka waramaya Dacwadii Burco, Munaadaradii Xoosh iyo Abuu Zubeyr, halkii uu kaga soo haray Ictisaam, iyo meesha uu kaga biiray Xarakada Al-Shabaab .