Warbixinno

degmada Jilib ee Jubbada dhexe
Maxaan Maalmihii Ciida Kusoo Arkay Dhulka Al-Shabaab Maxaase Na Kala Qabsaday Aniga Iyo Macallinkeygii 15 Sano Kadib oo Aan Kadis Ku Kulannay. WQ: Maxamuud Maxamed Cali.
Anigoo jooga dalka UK ayaa waxaan qaatay halis, waxaan u bareeray inaan barqo cad u bakhoolo Soomaaliya iyo dhulka uu ka taliyo Al-Shabaab! Uma baxayo jacayl aan u qabo kooxda, mana doonayo xilligan inaan ku noolaado meel Soomaaliya kamid ah inta wadankeygu burbursan yahay, beesha caalamkana sidey doonto…
Update cookies preferences