Sawirradan oo ah kuwo horu-dhac ah ayaa muujinaya jabkii iyo naaso-beelkii saaka la gaarsiiyey maleeshiyaadka DF Somaliya ee ku sugnaa saldhigyada lag afara-maroojiyey ee deggaanka Ceel Cali Axmed ee gobolka Sh. Dhexe
Halkan hoose ka daawo qaybo ka mida sawirradan oo goor dhawayd uu baahiyey maktabka Al-Kataa'ib ee warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab. Qaybaha kalena linkigan Telegramka ka fiiri.