In ka badan 200 oo askar iyo saraakiil isugu jirta oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerarradii Sh. dhexe.

Saturday February 22, 2025 - 07:45:15
Liibaan Jeexoow
War-saxaafadeed kasoo baxay xarakada Al-Shabaab ayaa lagu faahfaahiyey jabkii xoogganaa ee maleeshiyaadka Gurguurte lagu gaarsiiyey weerarradii xasminta ahaa ee ka dhacay Shabeellaha dhexe.
Bayaanka oo dhamaystiran halkan hoose ka akhriso:


Related Items

Update cookies preferences