Xarakada Al-Shabaab ayaa goor dhawayd war-saxaafadeed kasoo saartay weerarkii cag-marinta ahaa ee saaka ka dhacay duleedka deggaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha dhexe.
War-saxaafadeedkan ayaa lagu faah-faahiyey khasaaraha gaaray maleeshiyada dawladda federaalka waxaanu u dhignaa sidan: